Home » Archives by category » Links
Ethiopia: Xarunta Addi Ababa ee Ethiopia oo Noqotay Magalada Sadaxaad ee Qaramada Midoobay

Ethiopia: Xarunta Addi Ababa ee Ethiopia oo Noqotay Magalada Sadaxaad ee Qaramada Midoobay

ADDIS ABABA¬†– Caasimada Itoobiya, Addis, ayaa noqotay magaalada 3-aad ee xaafisyada ugu badan ku leedahay Qaramada Midoobay. Waxaa ka horeeya magaalooyinka New York iyo Geneva oo ku kala jira kow iyo laba.   Xafiiska arrimaha dhaqaalaha u qaabilsan QM (UN-ECA) ayaa maanta loo furay xaruun cusub oo dhismaheedu qaatay muddo 4 sano ah. Xaruunta ayaa […]