Home » Archives by category » Wararka Maanta
DAWLADA WASHINGTON OO $35-MILYAN UGU DEEQDAY ITOOBIYA SI WAX LOOGA QABTO MASIIBOOYINKA DABIICIGA AH

DAWLADA WASHINGTON OO $35-MILYAN UGU DEEQDAY ITOOBIYA SI WAX LOOGA QABTO MASIIBOOYINKA DABIICIGA AH

ADDIS ABABA – Hay’adaa u qaabilsan dalka Maraykanka arrimaha gragaarka, USAID, ayaa shaaca ka qaaday in $35 milyan oo dheeraad ah ay ugu yaboohday Itoobiya si wax looga qabto abaaraha, masiibooyinka dabiiciga ah iyo xurgufaha meelaha qaarkood ka aloosan.   Kaaliyaha maamulaha USAID, Nancy Lindborg, ayaa shalay colka wararka u sheegtay in maamulka Obama u horey […]

Dagaalkii ka socday Kismaayo oo Istaagay iyo Waan-waan laga dhex bilaabay dhinacyadii uu dagaalku u dhexeeyay

Dagaalkii ka socday Kismaayo oo Istaagay iyo Waan-waan laga dhex bilaabay dhinacyadii uu dagaalku u dhexeeyay

Sabti, Feberaayo 23, 2013 (HOL) —Wararka aynu ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu istaagay dagaal xooggan oo saaka gudaha degmadaasi ku dhexmaray ciidamo beeleedyo ka tirsan dowaldda Soomaaliya iyo ururka raaskaambooni. Wararkii ugu danbeeyay ee degmadaasi naga soo gaaraya ayaa sheegay in cutubyo katirsan ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM ay ku […]