Ethiopia: Xarunta Addi Ababa ee Ethiopia oo Noqotay Magalada Sadaxaad ee Qaramada Midoobay

Filed under Business, Links, News, Social Media, special topics
Xarunta Xafiiska arrimaha dhaqaalaha u qaabilsan QM (UN-ECA)

Xarunta Xafiiska arrimaha dhaqaalaha u qaabilsan QM (UN-ECA)

ADDIS ABABA – Caasimada Itoobiya, Addis, ayaa noqotay magaalada 3-aad ee xaafisyada ugu badan ku leedahay Qaramada Midoobay. Waxaa ka horeeya magaalooyinka New York iyo Geneva oo ku kala jira kow iyo laba.

 

Xafiiska arrimaha dhaqaalaha u qaabilsan QM (UN-ECA) ayaa maanta loo furay xaruun cusub oo dhismaheedu qaatay muddo 4 sano ah. Xaruunta ayaa saldhig u noqon doonta dhamaan hay’adaha QM ee fadhigoodu yahay Itoobiya.

 

Waxaa dhismaha cusub xadhiga ka jaray ra’isulwasaaraha Itoobiya iyo xoghayaha QM oo booqasho ku maraya dalkaas.

Addis Ababa ayaa fadhi u ah ururo badan oo caalami ah oo uu ku jiro ururka Midowga Afrika.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>